Xukun dil ah oo lagu riday labo nin oo fududeeyay qaraxyo badan iyo dilal ka dhacay Muqdisho

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saakay Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) oo 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo 25 jir ah, Kuwaas oo lagu helay dambiyo kala duwan. Labadan nin ee xukunka dilka ah Maxkamada ku riday ayaa lagu helay dambiyo badan ay kamid ahaayeen in ay sahmiyeen … Continue reading Xukun dil ah oo lagu riday labo nin oo fududeeyay qaraxyo badan iyo dilal ka dhacay Muqdisho